FANKA IYO FANAANIINTA

MAXAAD KA XASUUSATAA HEESAAYAASHII BANAADIRIGA EE SOO MARAY FANKA?

Waxaan maanta idiin soo gudbineynaa heesaayaashii soo maray kooxdii Libaaxyada Maaweeliska Banaadiroo ka mid ahayd hobaladii Waaberi. Fanaaniintaasi oo cododkooda aad looga xiiseyn jiray dalka gudihiisa iyo dibadiisa intooda badan isla markaasna ay qaarkood fanka xilli hore bilaabeen ayaa waxay ka qeyb galeen ruwaayadoo kala duwan oo lagu soo bandhigay masraxii Muqdisho waxayna kala ahaayeen heesaayaashii Banaadiriga soo maray:-

Abwaan Qaasim Hilowle,

Ustaad Axmed Naaji Sacad,

Axmed Shariif Yuusuf,

Suufi Cali Cusmaan,

Aweys Khamiis C/lla (Mabuute),

Faarax Siidow Faarax,

Axmed Shariif (Killer),

Axmdeey Abuubakar Al-Camaari,

Macow Aw-Diinle,

Cumar Nuur Baasharax,

Max’ed Aweys Geedow,

C/casiis Nuuri Talsan,

Faaduma Qaasim Hilowle (Feynuustii Fanka),

Caasha Cabdow Suleymaan (Malayka),

Luul Jeylaani Cali (Luula),

Madiina Cabdi Cali,

Maryan Naasir Cali,

Siteey Max’ed Sh. (Qosol Wanaag),

Siteey Nuur Max’ed (Siteey Manoogto),

Aamina Camaari,

Shukri Muuse Weheliye,

Xabiibo Xuseen Baajuuni,

Farxiyo Kaangilii iyo

Nimca Xasan.

Faaduma Qaasim Hilowle (Feynuustii Fanka) iyo Max’ed Aweys Geedow ayaa iyagu ka dhaxlay dhinaca fanka aabayaashood Qaasim Hilowle iyo Aweys Geedow Diinle.

Waxaa diyaariyey

Axmed Max’ed Cabdulle (Uurdoox)

Somali Roots