Peace is a journey of a thousand miles and it must be taken one step at a time
div
 

Abwaanka Iyo Aragtidiisa

Abwaan Abshir Mohamed Elmi

Abwaanka dada yar ee Abshir wuxuu ku noolyahay dalka siiriya ee uu wax ka barto, hadaba Abwaanka wuxuu wax ka qoray Jaceylka uu wadankiisa u qabo iyo Dhibta qabiilka u geystay dhamaan bulshada soomaaliyeed. Abwaan Abshir wuxuu erayadiisa uu ku qoray luqada afcarabiga uu wax ku barto, waxaana rajeynayaa in aad ka bogan doontaan gabayadan ee uu soo diyaariyey Abwaanka.

 

Dhamaad.

 

Abwaan Mowlid Curjin

Maalmuhu kala asteysanoo
Dadku Kala ayaanbadan
Adduunyadan aan joognana
Aadmiga intaa le eg
Uumiyaha Ku nool ee
Ay inaba ceyntahay
Unuga ay ka beermeen
Aadan iyo xaawo oo
Asalkooda weeyaan.

Idinkana Abaartoo
udub Caashaq Taagtee
Ubaxiisii Beertee
Siduu Eebahey yiri
Asal raacday guurkee
Aqal reys leh iyo doog
Ubad hoodolahoo wacan
Meel laga agaasimo
Ehelka iyo sokeeyaba
Oo lagu Ildoogsado
Umul cidi ka qaadeyn
Eebe idinka yeelye
Waa aqalgalkiinee
Isu uurnuglaadoo
Noqda laba is aamina
Ifaka inta aad joogtaan
Ku odleysta nolol wacan
Aaqirana halkii roon
Aamiin Amiin Amiin

Abwaan Mowlid Curjin

Mohamed & Hawa

UK & Ayaan

Somali Links

AllPuntand
Amin Amir
Arts
Ayaamaha
Banadir software
BBC Af-Somali
Buuhoodle
Buuhoodle Online
Cayaaraha
Downtown Ent.
Dur-Dur Music
Gedonet
Golhatumo
Halal Grocery
Himilo
Hobyo-Net
Horseed
Ilays
Jigjiga Net
Laascaanood
Maanta comp.
Marka Cadey
Midnimo
Nugaal-Net
Olol Flims
Puntland Post
Qaranimo
Qurbo Jaceyl
Raadi
Scerdo
Shaxda
Shegoband
Somalina
Somali Home
Somali Jecel
Somali Press
Somali SIx
Somali Students
Somali UK
Somaliroots Links
Somali Weyn
Somalilandnet
Somalinet
Somalitalk
Somali Citizen
Widh-Widh
Waaberi Studio
Xaaskaaga Dhaqo

Back to Somaliroots

   
   

SR.2004

 

 

 

This Whole Homepage was created by Alfaproduction If you have any comments,

Please send them to Sroots@hotmail.com

Copyright © 2003 Somaliroots.com