
| Peace
is a journey of a thousand miles and it must be taken one step at
a time |
| Meher Wacan Aroos Wacan Meher wacan Aroos Wacan |
|||
|
HAMBALYO HAMBALYO
Cabdigani Axmed Xasan Dhooble iyo Ayan Yuusuf Cabdulle Anagoo kala ah Dhamaan Maamulka Shabagada Somaliroots.com, Qaraabada iyo Ehelka Arooska iyo Aroosada Gaar ahaan Labada waalid iyo walaalaha oo kala ah. Dhamaan Reer Axmed Xasan Dhooble, Hooyo Faroow Cabdi Cabdulle Cabdihakiin Axmed Xasan Iyo Xaaskiis Xaliimo Cabdi Cabdulle iyo Odeygeeda Feysal Axmed Xasan Ifraax Axmed Xasan iyo Odeygeeda Ikhyaar Axmed Xasan Xasan Cabdi Maahir iyo xaaskiisa Moxamed Deeq Cabdulqadir Abokor "Alfa"iyo Xaaskiis --------------------------------- Dhamaan Dadkaas u kala nool Magaalooyinka Toronto (Canada), Seatle Washington, (U.S.A), London (U.K), Minisota (U.S.A), Lascanood (Somaliya). ------------------------------------- Waxey Hambalyo u Dirayaan Cabdigani Axmed Xasan Dhooble iyo Ayan Yuusuf Cabdulle oo bishan 23 tan keedii uu meherkoodu ka dhacay magaalada Seattle, Washington ee dalka Mareykanka. Waxaan Illah ugu rajaynaynaa bashbash iyo barwaaqo, ubad kheyr qaba iyo inay noqdaan labadii isku waara. Aamiin -----------------------------------------------
UK & Ayaan
Anagoo kala ah Dhamaan Abwaanada, Hobolada, Fanaaniinta, Dhalinyarada iyo Asxaabta Somali Hall of Fame, Qaraabada iyo Ehelka Arooska iyo Aroosada Gaar ahaan Labada waalid oo Kala ah (Hooyo Hinda Ahmed Guled, Hooyo Cudbi Maclim Mohamud) iyo walaalaha oo kala ah, Farxiya Abokor Ali Adan, Ahmed Abdikarim Ali, Ilham Abdikarim Ali, Mohamed Abdikarim Ali Faadumo sheeko Xariir, shukri Sheeko Xariir, shuun Sheeko xariir, farxan Sheeko Xariir, Salma Sheeko Xariir, Muse sheeko Xariir, Muse sheeko Xariir,Abdihakim sheeko Xariir, Yasin sheeko Xariir, Hodan sheeko Xariir iyo Abdirahmaan sheeko Xariir waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Yusuf Kowneyn Mohamed Xusein (UK) Iyo Ayaan Abokor Ali Adan oo
Taariikhdu Markey Aheyd 5ta Bisha December 2003 isku Mehersaday
Shifani banquet Hall, Magaalada Toronto, ee Dalka Kanada. Waxaana
Ilaah ugu baryeenaa in caruuska iyo caruusada guurkooda uu noqda
guurkii lagu nasto oo lagu nagaado, ubad kheyr qabana Ilaah kala
siiyo. Aamiin.
|
div | Maalmuhu
kala asteysanoo Idinkana Abaartoo Abwaan Mowlid Curjin UK & Ayaan
Abwaan Mowlid Curjin
|
|
Somali Links AllPuntand
|
|||
This Whole Homepage was created by Alfaproduction If you have any comments,
Please send them to Sroots@hotmail.com
Copyright © 2003 Somaliroots.com