Aminamir20@hotmail.com

Ma xasuusataaa Farshaxankii caanka ahaa ee Amin Caamir?

Ma rabtaa in sawirgamceed laguugu sawiro Sawirkaaga iyo kii Afadaada, Sawirada caruurtaada, sawiradaada duuga ah iyo sawir gamceedyada aad ugu jeceshahay ee hidaha iyo Dhaqankeena, Dhirta, Xoolaha, dugaaga,Buuraha, Badda, webiyada, cimilada iyo kuwa badan oo ku cajebiya. Somaliyeey intaba waxaa diyaar kula ha Amin Camir.

Haddii aad u baahato farshanka Amin Caamir Kala xiriir Emailkiisan kor ku xusan